Al-shabaab oo filimkii ugu horeeyey ka sameysay dilalka qorsheysan ee ay fuliso (Daawo Sawirro)

Al-Shabaab ayaa markii ugu horreysay baahisay filim ay ku soo bandhigeyso dilalka qorsheysan  iyo qaraxyada ay ciidamadooda ka wadaan magaalada Muqdisho iyo gobolka Sh/hoose. Waxaa Filimkan lagu soo gudbinayaa dhinac ka mid ah howlgallada Guutada dilalka u qaabilsan Al-Shabaab ee loo bixiyey Maxamed Bin Maslama ee beegsada saraakiisha iyo madaxda dowladda Federaalka. Dhoolatus iyo tababarro … Continue reading Al-shabaab oo filimkii ugu horeeyey ka sameysay dilalka qorsheysan ee ay fuliso (Daawo Sawirro)